Aqriso: Magacyada Iyo Beelaha Xubnaha Aqalka Hoose Ee Lagu Doortay Baydhabo

0
243

Baydhabo(INO)- Magaalada  Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay waxaa maanta ka dhacday Doorashada Wajagii 2aad Ee  xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose.

Doorashadan oo aheyd mid xiiso badan ayaa waxaa maanta la doortay ilaa 7 Mudane oo ka mid noqday Baarlamaanka cusub ee 2016.

Xubnaha maanta la doortay ayaa waxa ay kala yihiin.

  1. Maxmed Isaaq Afaraalle /Mirifle /Jilible
  2. Isgoowe Deerow Isaaq  /Mirifle /Jilible
  3. Prof. Saalim caliyow ibrow /Digil/jiido
  4. Axmed Cumar Islow/Hawiye/Wacdaan Osmaan
  5. Axmed Mayow Cabdulle(Col.Ruush/ Digil/Bagadi/Qoriile.
  6. Cabdalla  Xuseen Cali/Dir/Biimal
  7. Xaaji Cali sheikh Maxamed/  Digil /5ta caleemood/erdho

Ugu dambeyntiim Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa la filayaa in maalinta beri ah ay ka sii socoto Magaalada Baydhabo.

ruushbimaal02