Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Prof. Saalim Caliyow Ibrow uu Ku guuleystey Kursiga 1AAD Ee Beesha Jiido oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Mudane Prof. Saalim Caliyow Ibrow ayaa heley 51 cod, halka Musharaxii la tartamayey uu tanaasuley.