Dhageyso: Xasan Sheekh “ Waa been Aniga Fara gelin kuma hayo shaqada Guddiyada doorashooyinka”

0
163

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin fara gelin lagu haayo shaqada Guddiyada doorashooyinka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay yihiin kuwa go’aanka ay qaadanaya aysan ogeyn isla markaana ay yihiin kuwa Madax banaan.

Waxa uu tilmaamay in Madaxda Dowladda iyo Beesha Caalamka ay ka madax banaan yihiin howlaha Guddiyada doorashooyinka.

Hoos ka Dhageyso Codka: