Xudur(INO)- Kulan ay yeesheen Maanta Odayaasha Beesha Galboore oo ku sugan Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayay ku sheegeen in ay u ogolyihiin oo keliya Xubinta Xildhibaanimada kursiga Beeshaan ay leedahay Xildhibaan Sareedo Maxamed Kheyr, oo Markii horena Xubin sharaf loo siiyay.
“Waxan ugu Baaqeynaa kuwa Carqalada kuwada kursigaan in ay ka waan too baan Oo aan u ogolnahay oo keliya in 51 ergo oo dooranaysa Xildhibaanada. Waxana in taasi ku dareen in ay dabada ka riixayaan dad aan Beesha u dhalan” ayey yirahdeen dhaheen.
Ugu dambeyntii,, Beesha Galboore ayaa sidoo kale ka digtey in aan kursigan la siin karin cid aan u dhalan Beeshaan.