Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliy Shariif xasan sheekh Aadan iyo Wefdi uu Hogaaminaayo ayaa Maanta Soo Gaarey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Iydoona safar shaqo uga maqana Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya. Shariif Xasan Sh. Aaden Koonfur Galbeed Soomaaliya ahana musharax u tagan qabashada xilka madaxweynimo DFS.
Halkan Ka Daawo Sawiro
C/risaq Cabdi, Idale News Online. Baydhabo