Baydhabo(INO)- Maxamed Aaden Ibrahim Farkeeti Wasiirka Maaliyada Dalka Somalia oo dhawaan looga adkaadey Doorashada Aqalka Hoose ayaa sheegey in Koonfur Galbeed Soomaaliya dhaqaalle ahaan iyo Dad Ahaan ay tahay Cududa Ugu Weyn Dalka Soomaaliya.
Wasiir farkeeti ayaa sanadkan rajeynaya in qof DM ah inuu Noqdo Madxweynaha Dalka Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO