Daawo:Xuseen Axmed Mursal Oo Soo Dhaweeyey Guusha Uu Gaarey Maxamed Xasan Idiris Ganay

0
180

Baydhabo(INO)- Xusen Axmed Mursal oo ka mid ah Waxgaradka Beesha Yantaar oo ku dhaqan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka BAY ayaa soo dhaweeyey guusha uu gaarey Maxamed Xasan Idiris (Ganey) oo Maanta ku guuleystey Kursiga Beesha Yantaar ee Aqalka Sare ee Yaalla Jubbaland, isagoona ka adkaadey Maxamed Rashiid Sheekh Daahir.

Halkan Ka Daawo VIDEO