DEG DEG: Maxamed Xasan Idiris Ganaey Oo Ku Guuleystey Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Yantaar Ee Jubbaland

0
194

Baydhabo(INO)- Waxaa  Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka soconaya doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Maxamed Xasan Idiris Ganey  uu Ku guuleystey Kursiga Beesha Yantaar  oo yaala Jubbaland.

Wuxuuna cod qablabiyad ah kaga adkaadey Maxamed Rashiid Sheekh Maxamed Daahir, oo horey u soo noqdey wasiiru dowle iyo Mudane Ka Tirsan BFS .

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Kismaayo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.