Dhageyso: Aaden Dhayow Oo Shaley Ku Guuleystey Aqalka Hoose Oo Ku Baaqay In La Xaliyo Tabashada Beelaha

0
172

Baydhabo(INO)- Xildhibaanada Cusub ee Baarkamaanka Soomaaliya ee ka yimaaday dhinaca Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qiray inay Baydhabo kula kulmeen Ugaasyo iyo Musharaxyo cabanaya oo dhaliilo u jeedinaya kuwaasi oo loo baahan yahay inay kulamo lagu Qancinayo sameeyaan dhinacyada ay quseyso howshaasi.

Waxaa arimahaasi shaaciyay Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayoow oo ka mid ah shaqsiyaadka ku soo baxay Xubinnimada Aqalka hoose ee ka imaanaya Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso