DaawoSawiro: Maxamed Jaamac Mursal Oo Ku Guuleystey Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Ogaadeen

0
190

Baydhabo(INO)- Waxaa Maalintii seddexaad ka Socoda Magaalada Baydhabo doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Maxamed Jaamc Mursal uu Ku guuleystey Kursiga Beesha Ogaadeen/ Cawlyahan/ Afgaab oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mudane Maxamed Jaamac ayaa heley 48 cod isagoona ka adkaadey C/qaadir Maxamed Dhaqane oo heley 2, hal codna wuu halaabey.

Halkan Ka Daawo Sawiro

0103030205