DEG DEG+Sawiro: Cali Cabdi Saman Oo Ku Guuleystey Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Helidi

0
201

Baydhabo(INO)- Waxaa Maalintii labaad ka Socoda Magaalada Baydhabo doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Cali Cabdi Samaan uu Ku guuleysatey Kursiga Beesha Helidi oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Cali Cabdi Samaan Ayaa Heley 43 cod, halka Cali Ibrahim Oo laga adkaadey uu heley 2 Cod.

Sidoo kale, Doorashada ayaa weli socota, iyadoo at musharraxiin badan ku tartamayaan 69-ka kursi ee la doonayo inay kasoo baxaan Koonfur-galbeed oo afar ka mid ah la doonayo inay haween noqdaan, sida at sheegeen guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado. 

0102030405