DEG DEG+Aqriso: Magacyada Xildhibaannada Aqalka Hoose Ee Lagu Doortey Baydhabo

0
192

Baydhabo(INO)- Waxaa Maanta Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu qabtay doorashada Aqalka Hoose, isu tanaasulaad ayaa goobta hareysay, Aqalka sare ayaa horay 5 kursi lagu guuleystay hal mar doorasho la’aan, sidaas oo kale maanta ayey dhacday. 

Kursiga 1aad  waxaa ku tartamay musharaxiinta kala ah.

1:  Maxamed  Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku guuleystay waxaa uu helay 45cod

2:Cabadiraxmaan Sheekh Ibraahim 5cod

3:Axamed Ibraahim Buule 0cod

Kursiga 2aad waxaa kutartamay iyagana musharaxiinta kala ah.

1:Fowziya Maxamed Sheekh oo ku guuleysatay waxaa ay heshay 49cod

2: Caziizo Cabdalla. 2cod

Kursiga 3aad waxaa ku tartamay.

1: Ibraahim Yarow Isaaq  ayaa helay 50 cod

2. Ruqiyo Sheekh 0 cod, waa ay tanaasushay.

Kursiga 4aad waxaa ku tartamay

1: Liidow Aaden Abaadir 0 cod

2: Maxamed  Ibraahim Nuur 4cod

3: Liibaan Maxamed 3cod

4: Maxamed Macallin Amiin 0cod

5: Ibraahim Fiidow 13cod

6: Maxamed Nuur Aaden 3cod

7: Daahir Cabdi CAbdalla  oo ku guuleystay waxaa uu helay 28cod

Kursiga 5aad waxaa ku tartamay

1: Shariif Maxamd Cabdalla 50 cod

2: Shariif Maxamed Sheekh Axamed waa tanaasulay

Kursigas 6aad waxaa ku artamaywaxaa ku tartamay.

1: Abdiwahaab Ugaas Qaliif  50 cod

2: Fowziya Siraad, waa tanaasushay.

Kursiga 7aad:  Cabdiqadir Sharif 50,

Bashir Maxamed Wuu Tanaasuley.