Baydhabo(INO)-Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow oo Maanta mar kale loo doortey Xubnaha Aqalka Hoose ee Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa u mahadceliyey Dhamaan Bulshadii doortey Isagoona sheegey in wax badan uu qaban doono Bulshadiisa.
Sido kale Waxa uu Si gaar ah u mahadceliyey Gabadhii La Tartameysey oo sameysay Tanaasul.