DEG DEG+Sawiro: Doorashada Aqalka Hoose KGS Oo Bilaabatey Beesha Eelaay oo Lagu Bilaabey

0
281

Baydhabo(INO)- Waxa goordhow la bilaabey Doorashada Aqalka Hoose Ee BFS isla markaan waxa lagu bilaabey jufo ka mid ah Beesha Eelaay.

Prof  Sheek Maxamed Cismaan Jawaari iyo Abdirahmaan Sheekh Ibrahmin ayaa si adag u tartarmeya Kursiga Boharaad/Eelaay.

01020304

La Soco Natiijada