Berdaale(INO)- Gudoomiyha Degmada Berdaale ee Gobolka Bay Weedow Cali Xasan Oo wareysi siyey IdaleNews.com ayaa ka Hadley Xaalada bini’aadinimo Ee ka jira degmadaas.
Gudoomiyaha ayaa sheegey in Beerihii ku yaaley Degamada ay yiihin kuwo abaar ah Isla markaana aysan Helin wax roob ah. sidoo kale Gudoomiyaha aya xustey in Abaarta ay saameeysey dadka iyo duunyada ku Dhagan Degaanada Hoos Taga Degmadas.