Dhageyso: DFS oo Wado qorshe ay ku galeyso Heshiis Halis ku ah Dalka iyo Hay’adda..

0
172

Muqdisho(INO)- Waxaa soconayo qorshihii ugu dambeeyay ee lagu gabagabeynaayay sharciga Biyaha.

Wasiiro Dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Biyaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sahro C/qaadir ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay sharciga Biyaha.

Waxa ay sheegtay in hada ka dib Hay’adda Biyaha ka shaqeya lagula Xisaabtamayo soo saarista Biyaha.

Waxa ay sheegtay in shacabka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin Biyo Nadiif ah isla markaana ay Muhiim tahay in Wasaarada Biyaha iyo Tamarta ay dadaal dheer ah bixin doonto.

Hoos ka Dhageyso Codka