Dhageyso: Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada “xubno kormeerayaal ah ayaan dirnay”

0
183

Muqdisho(INO)- Guddiga xalinta khilaafaadaka Dooraashoooyinka Dadban ee Dalka oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gobolada Dalka gaar ahaan Todobo xarumood oo ay ka dhacayaan Doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose ee Dalka in loo diray xubno ka tirsan Guddiga khilaafaadka kuwaasi oo kormeeri doona qaabka ay u dhaceyso Doorashada.

Gudoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadaka Dooraashoooyinka Dadban ee Dalka ayaa saxaafada u sheegay min Saddex xubnood Gobolada Dalka Soomaaliya.

Guddiga xalinta khilaafaadaka Dooraashoooyinka Dadban ee Dalka ayaa shaqadooda waxa ay tahay in ay xaliyaan wax waliba oo ka yimaada arrimaha Doorashooyinka oo caqabado ah.

Halkan Ka Dhageyso