Dhageyso: IGAD Maxay Gudaha Somalia Ka Qabataa?

0
205

Muqdisho(INO)- Urur gobaleydka IGAD oo ay ku midoobeen dowlado kamid ah qaaradan Afrika ayaa waxa ay wadan waliba oo qeyb ka ah Ururkaasi ku yeesheen Wakiil,Kaasoo madaxda Ururka usoo gudbinaya xaaladda wadankaasi hadii ay horumar tahay iyo hadii ay ka jiraanba dhibaatooyin si bogaadin iyo garab istaag ugu sameeyeen dowladaha kale ee saaxiibada ku ah magacan urur gobaleydka IGAD.

Dhanka kale soomaaliya waxa ay iyaduna xubin ka tahay Dowladaha Afrika ee Ururkan ku midoobay isla markaana kala dhaxeeya iskaashi Caalami ah Dowladahaasi,Hasayeeshe Howlaha uu Ururkan Dowladda ka kaalmeeyo ama shaqadiisu ay tahay xafiiska soomaaliya ee IGAD, ayaa waxaa ka warbixinaya Jamaal xaaji Axmed ibraahim oo ah wakiilka Urur gobaleydka igad u fadhiya muqdisho.

Ururkan ayaa ahaa kii dowladda soomaaliya ka garbinayay saameynta maamulada dalka haatan ka dhismay oo uu ugu dameeyo maamulka Hirshabeelle.

Halkan Ka DHAGEYSO