Muqdisho(INO)- Caasha Axmed Cabdalla Oo Horay Xilaal Kala Duwan Uga Soo Qabatay Dowladda Soomaaliya Ayaa Waxay Cabasho Xoogan Ka Muujisay Habka Saami Qaybsiga Xbnaha Aqalka Sare Ee Puntland La Siiyaay Iyo Sida Loo Maamulay Waxay Sheegtay In Dadka Daga Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn An La Siinin Xubnihii Ay Ku Lahayeen
Ugu Danbayn Waxay Baaq U Dirtay Madaxda Dowladda Soomaaliya Inay Arinta Cabasha Soo Fara Galiyaan.
Halkan Ka Dhageyso