Dhageyso: Marwo Qamar Cali Cumar “ Shacabka Soomaaliyeed ha usoo duceeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed ee Xanuunsanayo, Dowladduna waa in ay Caawisaan Abwaaniinta”

0
239

Muqdisho(INO)-Marwada Madaxweynaha uu waqtigiisa sii dhamaanayo ee Marwo Qamar Cali Cumar ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in ay isku naxariistaan.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in la isku gargaaro oo la iscaawiyo sida ay sheegtay.

Waxa ay tilmaantay Marwada Madaxweynaha uu waqtigiisa sii dhamaanayo ee Marwo Qamar Cali Cumar in shacabka loogu baahan yahay in ay usoo duceeyaan abwaan Sangub iyo abwaaniinta kale ee Xanuunsanayo.