Dhageyso:Xasan Sheekh “ Waxaan ku faanaya Arrimo badan oo ii qabsoomay Mudadii aan xilka haayay”

0
181

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Waqtigiisa uu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay Mudadii Afarta sano ahayd ee la soo dhaafay.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku faanay inuu dib usoo celiyay dowladnimadii jirtay Xilligii hore, waxa uu sidoo kale ku faanay inuu dhisay Hay’adihii Dowliga ahaa ee bulshada ay u baahnaayeen.

Sidoo kale Xasab Sheekh Maxamuud waxa uu ka hadlay waxyaabaha kale ee u qabsoomay Dowladdiisa Mudadii Afarta sano ahayd.

Halkan Ka Dhageyso