Dhageyso: Nuxurka Khudbada Ujeeda Safarka Xasan Sheekh Ee Baydhabo

0
180

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya.

1234xasan-sheekh