Daawo: Riwaayad Cusub Xawaaley Iyo Xildhibaan

0
193

MN(INO)-Riwaayadu waxay dad tuseysa  sida dumarka soomaaliya ay u daneynayaan siyaasada Soomaaliya Ee  2016. Isla markaana ay u sameyn lahaayeen isbedo.

Musharaxiin tiro badan ayaa dalka Soo gaaraya oo isuga jiraan rag iyo dumar kuwaasoo dananeyna ka mid noqoshada Baarlamanka Federalka Ee Soomaaliya Ee 2016.

Sidoo kale Riwaayadan waxay  Ka Hadleysa Dhibaatada Dhalanyarada Soomaaliyeed ee  ku jira Xabsiyada Dalka India kuwaasoo dhawaan lagu xumay dil toogasho ah. Dowlada India ayaa sheegdey in raggan ay yihiin Burcad Badeed kuwaasoo la sheegey in ka soo qabteen Badweynta India isla markaana mudo ay haayeen.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Wariye Liibaan Maitv