Dhageyso:hadaladii guracnaa ee uu agaasimaha war faafinta KG uu kula kacay saxafiyiinta KG

0
173

Baydhabo(INO)agaasimaha wasaarada warfaafinta KG ayaa xili uu soo xiraayey aqoon kororsi looqabtay saxafiyiin kakala timid gobolada KG ayaa waxaa uu ku hanjabay in aan shahaadadooda iyo lacagtooda lasiinayni saxafiyiinta qaar waxaana uu arintaa usheegay xili uu lahadlaayey warbaahinta.

Dhanka Kale Agaasimaha Ayaa Waxaa Uu Qalad Qagaley Qaar Kamid Ah Saxafiinta Ku Dhaqan Magalada Baydhabo Qaladkaasi Uu Ah In Sacado Badan Uu Fadhiisiyo Qoraxda Kadib Markii IS Afgarawaa Halkaasi Kadhacey  Isagoo U Adeegsadey Ciidamada Nabadsugida Amisoon Iyagoo Ku Sigtey In Ay Dhibaatooyin Kala Duwan Halkaasi Ku Qabsato.