Dhageyso:Maamulka Degmada Ceelberdi Oo Kahadley Amaanka Deganadaasi

0
185

Ceelberdi(INO)Maamulka Degmada Ceelberdi Ayaa Waxaa Ay Sarashiisha Ciidamada Dowlada Somaliya Iyo kuwa Maamulka Koonfur galbeed Ku War Gilisey In ay Isu Diyaariyaan Sidii Ay Ugu Qeyb qataan lahayeen Furitaanka Wadooyinka Soogala Degmadaasi Iyo Sidii Ay Holgalo Kadhan ah Urarka Al Shabaab Ugu Sameen lahayeen Degaanada Katirsan Degmada Ceelbirdi Ee Gobolka Bakool.

Gudoomiyaha Degmada Ceelberdi Ee Gobolks Bakool  Cabdirisaaq caweer cumar Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Dhawaan Ay Bilaawi Donaan Qursho Ku Aadan Sidii Ay Shacabka Degan Degmadaasi Ceelberdi Iyo Degaanada Kale Ee Katirsan Sidii Ay Ku Heli Lahayeen Gar Gaar Deg Deg ah Madaama Urarka Al Shabaab Ay Gudoomiyeen Degmadaasi.

Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Amaanka Degmada Ceelberdi Uu Yahay Mid Lisku Haleen Karo Iyadoo Sugitaanka Amaanka Ay Iska Kashanayaan Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Maamulka Koonfur galbeed Iyo Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisoon.

 W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)