Daawo: Dood Cilmiyeed aad u Xiiso Badan oo dhax mareysa Xisbiyada Siyaasada Dalka iyo Labo Xildhibaano oo qaranimada Soomaaliya aad ugu dooda

0
213

Muqdisho (INO) – Dood cilmiyeed uu soo qabanqaabiyey gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Maxamed Nuur Tarsan looguna magac darey “halka ayey Soomaaliya u socotaa” sidoo kalena lagu soo bandhigaayey talooyin ku aadan xalka ama doorka dadka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin haddii masuuliyiintii dalka gabeen ama ku fashilmeen hogaamintii qaranka ka sugayeen ayaa ka dhacey magaalada Muqdisho. Dood cilmiyeedan ayaa waxay dhex mareysay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Xisbiyada dalaka (Maxamed NuurTarsan, Axmed Fiqi, Salaad Cali Jeele,Daahir Guutaale Xildhibaano: (Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ), iyo xubin ka mid ah guddiga doorashada heer federaal(Saciid Qorsheel)

Halkaan hoose ka daawo dooda oo dhameystiran: