Daawo: Madaxweyanaha KGS Oo Dhagax Dhigey Masjid Lagu Dhisaayo Garoonka Dr. Shaati

0
196

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta Dhegax dhigey Masjid Cusub Oo Lagu dhex dhisaayo Garoonka Diyaaradaha Ee DR. Shaati-Guduud Ee Magaalada Baydhabo.

Munaasabada Dhegax dhiga waxaa Joogey, Wasiirka Duulista Hawada Ee Soomaaliya Jaamac Cali Jangali, Wasiiro, Xildhibaano Ka tirsan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Agaasimaha Garoonka  isla markaana waxa isla maanta la furey Terminal-ka Cusub Ee Garoonkaas oo mudo lagu haayey Dhiso.

010203040405060708