Daawo:Afar jir u Muuqaal ekaaday Oday Waayeel ah

0
228

Dakka(INO)- Bayzid Sikder oo ah wiil afar jir ah ayaa u muuqaal eg oday gabooway oo, waxaana wiilkaan yar haleelay cudur uu ku dhashay oo dhaqaatiirta la wareereen.

Bayzid oo kasoo jeeda magaalada Magura ee dalka Bangalades, dhaqaatiirta hospitals across Bangladesh ayaa ku guul dareystay in ay soo saaraan cudurka wiilkaan yar ka dhigay 80 jir.

Caruurta asaagiisa ayaa marka uu dibada u baxo ugu yeera odayga magaalada, inkastoo uusan weli garaadkiisa gaarsiisan yahay heer uu ka caroodo.

Halkan Ka Daawo Video

4-jir-waayeel-ah-14-jir-waayeel-ah-24-jir-waayeel-ah-34-jir-waayeel-ah-44-jir-waayeel-ah-54-jir-waayeel-ah-64-jir-waayeel-ah-74-jir-waayeel-ah-84-jir-waayeel-ah-9