Dhageyso: Dowlada KGS Oo U Soo jeesatey Wada Xariirsa Baydhabo Iyo Muqdisho

0
187

Baydhabo(INO)Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Uu Ka hadley In ay Wax kaqaban Donaan Isbaarooyinka Iyo Dhibaatada Qaar Ee Lakunma Shacabka Ku Safara Wadada Udhaxeyso Magalada Baydhabo iyo Malagada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya.

Maxamed Sheeq C/dulaahi Taliyaha Ciidamada KG Oo Wareysi Siinayey IdaleNews.com Ayaa Waxaa Uu Sheegey Inay Wadaan Qorsho Ay Wax Kaga Qabanayaan Dhibaatooyinka Ay Kusoo Noqnoqanayaan 250 KM Oo U dhaxeyso Baydhabo Iyo Muqdisho  Oo Dhibaato Loogu Geysto Shacabka Kg Oo Kusafara Wadadaasi.

Taliyaha Ciidamada KG Maxamed Sheeq C/dulaahi Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey In Dhawaan Ciidamo Katirsan Booliska Gaarka Ah KG lageen doono Gobolka Shabaalaha Hoose Si Ay ugu Howlgalaan Gobolkaasi Ciidamadaasi Waxaa Lagu Towbari Donaan Magalada Baydhabo Iyadoo Ay Jiraan Ciidamo Loo Tawabarey Gobolkaasi In Ay Jogaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobaolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

Xafiiska Magalada Baydhabo Janaay Ee Xarunta Gobolka Baay,