Wardeele(INO)In Kabadan 20 Qof Ayaa Ku Geeriyootey Sedeed Kalena Weyku Dhaacawmeen Dagaal Goordhaweed Uu Ka Dhacay Toolo Lagu Magacaabo Wardeele Oo Ay Hoos tagto Degaanka Aw-diinle Ee Gobolka Baay Dagaalkaan Ayaa Waxaa U Dhaxeyey Ciidamada Dowlada FS Ciidamada Booliska Gaarka Ee KGS Iyo Urarka Al Shabaab Oo Inta Badan Lasheegey In Ay Ubadan Yihiin Dhibaata Dagaalka
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)