Daawo: Gollaha Badbaadada KGS Oo Agoonta Al- Xureyn iyo Xarunta Dhimirka Baydhabo U Qiibiyey Dhar Iyo Cuno

0
491

Baydhabo(INO)- In kabada 300 caruur agoon ah oo kujirta xarunta agoonta Al xuneyn ayaa ciida awgeen waaxaa loogu deeqay dhar ay ku ciidaan.

Jaaliyada soomaaliyeed ee Gollaha badbaadada Koonfur Galbeed ee kunool dalka Sweden ayaa deeq dhar ah oo ugu talagashay maalmaha ciida waxay soo gaar siisay caruurta agoonta ee ku jira xarunta Al xuneyn ee magaalada Baydhabo sidoo kale  Jaaliyadu waxay  xaruunta dhimirka ay gaarsiiyeen deeq cuno.

Markii caruurtan looq aybiyey dharka ayaa waxaa halkaasi kahadlay oo mahadcelin soojeediyey maamulha xarunta agoonta  Ibrahim Xuseen Buube iyo Idiris Abdi Taktar wakiilka Jaaaliyada  Koonfur galbeed Sweden.

Halkan Ka Daawo.

01020305060708091011121315

____________

Wariye Abshir Maxamed Nuur

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.