Dhageyso: Wasiir Macalin Jiis “Ciidamo Boolis Ah Ayaa La Geynaya G/Sh/Hoose”

0
495

Baydhabo(INO)- Wasiirka Degaanka Iyo Bay’ada Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Macalin Maxamuud Maxamed (Macalin Jiis) ayaa ka hadley Heshiis Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dhex wado labo beelood oo ku dagaalmaay Magaalada Marko Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.

Waxa uu sheegey in  dhawaan Gobolka Shabellaha Hoose la geyn doono Ciidamo boolis ah kuwaasoo la sheegey inay soo celin doonaan Sharciga Kala dambeyta Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Halkan Ka Dhageyso

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay