Daawo:Kulan Looga Hadlaayey Mashruuca Danwadaag Oo Baydhabo Lagu Qabtey

0
540

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey Kulan looga hadlaayey Mashruuc Danwadaag, iyadoona ay ka soo qiib galeen Mas’uuliyiinka Maamulka Degmada Baydhabo oo ugu horeeyo Gudoomiye C/laahi Cali Watiin , Gudoomoiyaha Maamulka gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed , Aqoonyahno iyo Qiibaha Kala gedisan Ee Bulshadda Magaalada Baydhabo.

Halkan Ka Daawo VIDEO

01 020203040607080910

Idale News Online, Baydhabo