Aqriso: DFS Oo Beesha Caalamka U Gudbisey Magacyadda 22 Qof Oo Ah Gudiga Doorashadda 2016

0
595

Muqdisho(INO)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa Beesha caalamka u gudbisey magacyada 22 qof oo ah gudiga doorashooyinka kuwaasoo ka mid ah 5 wasiir oo ka tirsan Xukuumadda waxeyna kala yihiin: Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Abdirahman Odowaa, wasiirka warfaafinta Maareeye, wasiirada Haweenka Zahra Ali Samatar, wasiirka Dastuurka Badni, wasiirka Isgaarsiinta.

Waxaa kale ee wehliya 10 xubnood ay soo xusheen Maamul Goboleedyada Iyo koox lagu magacaabey aqoonyahano lakiin ka kala socda sedexda xafiis ee dalka masuulka ka ah waa Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska RW iyo Xafiiska Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliy.

Halkan Ka Aqriso

Magacaawis 1magacaawis 2

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.