Tiyeeglow(INO)-Degaanka Buulo Yuusfu Oo Katirsan Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Ayaa Sacadihii Lasoo Dhaafey Waxaa Uu Ka Dhacey Dagaal Culus Kaasoo Dhaliyey Qasaaro Iskugu Jiraan Dhimasho Iyo Dhaawac Dagaal Kaasi Ayaa Waxaa Uu Udhaxeyey Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee KGS Iyo urarka Al Shabaab.
Gudoomiyaha Degmadaasi Tiyeeglow Maxamed Cabdule Food Cade Ayaa Waxaa Uu Idalenews.com Uga Waramey Qasaaraha Dagaal Kaasi Geestey.
Maalmahaani Degmooyinka Baay Iyo Bakool Ee Maamulka KGS Ayaa Ka Socdey Holwgalo Kadhanka Urarka Al Shabaab Ilaa Iyo Hada Majiraan War Intaasi Kasiibadan Oo Kasoobaxey Dagaalkii Udhaxeyey Ciidmada Gaarka Ah KGS Iyo Urarka Al Shabaab Oo Ku Dhaxmarey Degaanka Yuusuf oo Katirsan Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool.
Halkan Ka Dhageyso
Audio PlayerW/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera