Baydhabo(INO)- Maamula Gobolka iyo kandegmada Baydhabo Ayaa Waxaa manta Mgaalada Baydhabo ay ku dhagaxdhigeen mid kamid ah Wadooyinka Magaalada oo si aad ah uburbursaneed Taas oo muhiim u ah Marinka Gaadiidka.
Xli magaalada Baydhabo ay kasocodaan Mashaariico Aad ufarabadan oo lagudhisaayo Wadooyin ayaa waxaa manta ladhagaxdhigay mid kamid ah Wadooyinka Magaalada oo marinka Gaadiidka Muhiim uh.
Wadadan oo lagumagacaabo 30 ka islamarkaasina kamid aheed Wadooyinka Sida aadka ah uburburaayey Dhoor iyo labaatankiisno Dalkeenu uu kujiray Dawlad la aanta Ayaa waxaa manta Siwadajir ah udhagaxdhigay Gudoomiyaha G/bay Mudane C/rashiid C/laahi Maxamed Iyo Duqa Degmada Baydhabo C/laahi Cali Watiin.
Wdada ayaa waxaa dhismaheeda Iskakaashanaya Hay adaha DDG, DRC iyo waliba Shabaka magaalada Baydhabo. Waxaana Dhirarkeedu uugaaraya 3km Balac wadada waa 2o mtr waxaana mashruuca lagudhhisaayowadada lagumagacaabaa Waxkeen aan waxkuudhise oo ay wadan Hay adaha DRC Iyo DDG oo bulshada lagudareensiinaayo in iyaga Dalkooda ay Dhisankaraan.
Dhagax Dhiga kadib waxaa Warbaahinta lahadley injineerka wadada dhisidoona oo lagu magacaabo Injineer Mahad Mahamuud Cali.
Wadadan waxaa kukacayaa Qarash aad Ufarabadan oo ay iskukaashanayaa Hay adaha DRC DDG iyo Shcabka M agaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha G/Bay Mudane C/rashiid C/laahi Maxamed iyo duqa Degmada Baydhabo C/laahi Cali Watiin ayaa si iskumid ah ufaafahiyey ahamiyada Dhismaha wadadan ay uleedahay Bulshada Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Gaadidlayda.
Waa Wado Muhiim u ah marinka Gaadiidka waxaana umahadcelinaynaa Hay adaha DRC ,DDG iyo waliba Shacabka oo iyaguna gartay in ay iyaga dalkooda dhisan karaan
Ugu dambeyntii, Dhismaha Wadadan ayaa Qarashka kukacaya waxaa uu gaaraya 157500 oo Doolarka mariikanka ah waxaana 100%30 bixinaya Bulssada Magaalada Baydhabo.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Wariye Abshir Maxamed Nuur Mandella, Warbaahinta Idale News Online, Baydhabo