Dhageyso: Taliye Kuxigeen Ciidamada Booliska KGS Oo Sheegey In Amaanka Baydhabo Uu Yahay…

0
366

Baydhabo(INO)- Taliye-Kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Cara Case Ayaa Waxaa Uu Ka hadley Howlgaladii Ugu Dembeysey Oo Ay Sameyaan Ciidamda Booliska KGS Oo Ay Ka Sameyaan Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Goboladaan Baay Iyo Bakool.

Taliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Magalada Baydhabo Afarteeda Gees Ay Ku Sugan Yihiin Ciidamo Suga Amaanka Gaar Kalena Ay Ku Jiraan Deleedka Baydhabo Oo Halkaasi Ay Kawadaan Howlgalo Lagu Xaqiijinaayo Amanka Baydhabo.

Dhanka Kale Taliye-Kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Cara Case Ayaa Waxaa Uu Kahadley Howlgaladii Dhawaan Laga Sameyey Degaanada Ay Hoos Tagaan Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Taasi Oo Uu Taliyaha Ku Sheegey In Halkaasi Ciidamadii Howlgalka Ay Wadeen In Ay Guul Kagareen Oo Halkaasi Ay Ku Dileen Ciidamo Katirsan Al Shabab,

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {ateera}