Dhageyso:Kulamadii Amaanka Baydhabo Looga Hadlaayey Oo Tagyeerey Guddoomiyaha Bulshada Rayidka ah ee KGS

0
289

Baydhabo(INO)- Waxaa Si Aad Ah Usoo Hagageyaa Amaanka Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Oo Maalmahaani Ay Kasocdeen Kulamo Looga Hadlaayey Amaanka Gobolka Baay Gaar Ahaan Tan Baydhao .

Kulamadaasi Oo Ay Wada Qadanayeen Saraakiisha Ciimada Booliska Laamaha, Amaanka,Kuwa Nabad Sugida Iyo Bulshada Ku Wooda Kala Gadisan, Kulamadaasi Ayaa Intooda Badan Waxaa Diirada Lagu Saarayey Ama Looga Hadlaayey Sugida Amanka Magalada Baydhabo Iyo Bulshadeed.

Cabdi Cadow Axmed Oo Ah Guddoomiyaha Bulshada Rayidka ah ee Koonfur-Galbeed Soomaaliya Waxaa Uu Kahadley Amaanka Magalada Baydhabo Waxaana Si Aad Ah U Amaaney Kalsoonida Ay Isku Qabaan Bulshada Reer Baydhabo Iyo Kuwa Kashaqeyaan Amaanka.

Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dadka Dilalka Geesta Oo aan Aygana Ladilin Taasi Waxaa Uu Ku Sheegey In Meesha Ay Imaankarto Kalsooni Dari Ayadoo Xiligaani Lagu Jiro Kala Guur Waxana Uu Sheegey In Saldhigyada Ku Yaala Magalada Baydhabo Dadka Geesta Dilka In Ay U Tahay Al beergo Oo Ay Seexdaan.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}