Baydhabo(INO)- Markii Dhawaan Wariyaasha Soomaliyeed Ay Muqdisho Ku Doorten Hogaamiyaha Cusub Ee Uararka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyeed Ayaa Maanta Baydhabo Dib Ugu Soo Labtey Oo Si Weyn Bulshada Uga Qeyb Qaatey Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Nusoj.
Urarada Haweenka Gobolka, Kan Degmada Kuwa Arimaha Bulshada Ka Shaqeeya, Hooyoyin Iyo Wariyaal Ayaa Soo Dhaweynta Ka Qeyb Galey.
Murayo Ibraahim Maddeer, Xaawo Sokor Cali, Abshir Maxamed Nuur Mandeela Iyo Siraaji Sheeq Isxaaq oo Magaca Wariyaasha Ku Hadlaayey Ayaa Ka Hadley Goobta Iyagoona Soo Dhaweyey Hogaanka Cusub Ee Nosuj.
Wakiilka Tv ga Universal Ee Bay iyo Bakool Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Nosuj Ayaa Hadal U Jediyey Dadkii Soo Dhaweyey Oo Wariyaasha Ka Mid ahaayeen.
W/Q; Wariye Siidcali Muuse Maxamed {ateera}