Daawo: Beesha Geed Fadde/Eelaay Oo Si Adag Ugu Horjeesatey Malaaq Cusub Oo Dhawaan Lagu Caano Shubey Baydhabo

0
478

Baydhabo(INO)- Waxgaradka, Odayaasha dhaqanka iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soojeedaan Beesha Geed Fadde/Eelaay oo maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxay si adag ugu soo horjeesteen Malaaq Cusub Oo Dhawaan Lagu Caano Shubey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Wariye Cali Ilyaas Cabdullahi, Idale News Online, Baydhabo

Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay