London(INO)- Shir maalmahaan usocday Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka UK oo looga hadlayay arrimaha Siyaasada Soomaaliya, Hanaanka Abood Qiibsiga iyo Aayaha Mustaqbalka Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa laga soo saaray War-murtiyeed muhiim ah.
Waxaa dhaliil looga jeediyey Dowlada Soomaaliya isla markaba waxay dhabarka u saareen dhibaatada ka taagan Gobolka Shabellaha Hoose, sidoo kale waxay cadaalad daro ku tilmaameen Dhismaha Gollaha wasiirada Maamulka Jubbada Ee Soomaaliya iyo hanaanka abood qiibsiga Aqalka Ee Soomaaliya.
War-murtiyeedka ay soo saartay Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa Warbaahinta u Akhriyay Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ah Afhayeenka Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dalka UK.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, lONDON