Baydhabo(INO)-Jaamacadda Jubbadda Sare Oo Ka Mid Ah Jaamacadaha ka Jira Magaalada Baydhabo Ayaa waxay Wada Dardar galinta Howlaha Jaamacada iyo Wacigalinta Qaybaha Kala Gedisan Ee Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Jaamacada ayaa Isbuucan waxay furtey Maktabad weyn oo looga tala galey in ka aqristaan ardeyda jaamacada iyo weliba Bahda waxbarashada Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo