Goofgaduud Buurey(INO)- Gudoomiyaha Degaanka Goofgaduud Buurey Hasaney Xasanow Isxaaq Ayaa Waxaa Uu Ka warbixiyey Amaanka Degaankaasi Asigoo Sheegey In Maalmahaan Ay Wadeen Howlgalo Lagu Xaqiijinaayo Amaanka Degaankaasi.
Waxaa Uu Sheegey In Howlgaladaasi Ay Ku Guuleysteen Ciidamada Dowlada Faderaanka Somaliya Iyo Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisoon Iyagoo Ay Kashanayaan Shacabka Degmaanka Goofgaduud Buurey Ee Gobolka Ba.y
Dhanka Kale Gudoomiye Hasaney Xasanow Isxaaq Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Wasaarada Cafimaadka Koonfur Galbeed Somaliya Degaankaasi Ay Ka Hirgalisey Xarun Cafimaad Oo Wax Loogu Qawan Doono Shacabka Degaankaasi Oo Baahi Weyn Ay Uqawaan Shacabka Degaankaasi
Halkan Ka Dhageyso
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}