Baydhabo(INO) Iyadoo dhawaan Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ay k dhacdey doorasada Ururka Saxafiyiinta Qaranka Ee NUSOJ ayaa waxa ka soo horjeestey isla markaana diidey doorashadaas, Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Badbaadda Saxafiyiinta Soomaaliya Malyuun Sheekh Xayder iyo Wariyaal kale oo badan
Idale News Online, Baydhabo