Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Dallada Bulsahda Rayidka koonfur Galbeed Soomaaliya Ee SOSWENSA Cabdi Cadow ayaa ka hadley Doorashada La filayo inay ka dhacdo Dalka Soomaaliya Augest 2016, isagoona sheegey in ay jirto u diyaar garow Xoogan balse wax uu Rajo Xumo ka muujiyey Doorashadaas iyo weliba Joogitaanka Ciidamada AMISOM Ee Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo