Dhageyso’Wareysi:Shacabka Degaanka Goofgaduud Shabeelow Oo Ubaahan Gar Gaar

0
274

Goofgaduud Shabeelow{INO}Xaalad Caafimaad Daro Ah Ayaa Waxaa Xiligaani Kataagan Degaanka Goofgaduud Shabelow Ee Gobolka Baay Shacabka Degan Degaankaasi Ayaa Waxaa Ay Kacawanayaan Cudurka Malariyada Oo Dhibaato Ba”an Xiligaani Kuhaayo Idalenews.com Wariyahaada Kusugan Magalada Baydhabo Siidcali Muuse Maxamed ‘Ateera” Ayaa Arimahaasi Waxaa Uu Waxkaweydiyey Gudoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shabeelow Oo Katirsan Gobolka Baay Xuseen Wardheere Xasan Waxaan Uu Kawarbixiyey Arimaha Amaanka Asidoona Ku Dheeradey Xaaladaha Bini’Aadinimada Kajira Degaankaasi Waxaa Uu Sheegey In Degaanka Oo Soo Wajahey Xarumo Dhanka Iyo Caafimaadka Asidoo Ku Sheegey In Xarumihii Caafimaadka Degaankaasi Ay Kajiraan D,r Yari Taasi Oo Kufilneen In Ay Wax Kaqabtaan Xaaladaha Soo Wajahey Bulshada Ku Nool Degaankaasi

W/Q”Wareiye Siidcali Muuse Maxamed {ateera}