Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo Maanta Dooranaya Hogaan Cusub iyo Saxafiyiin Caan ah Oo Isa Soo Sharaxay

0
480

Muqdisho(INO)- Waxaa Maanta la dooranayaa hogaanka Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed NUSOJ, Waxaana lagu balansan yahay in maanta ay doorashada ka dhacdo Magaalada Muqdisho.

Ergooyinka ka qaybgalaya shirkaan oo isaga kala yimaaday dhamaan gobalada Dalka Soomaaliya ayaa aad isugu raacsan Maanta doortaan hogaanka ururka Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ.

Musharaxiinta u tartameysa Xoghayaha guud ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo sidoo kale Cali C/llaahi Cabdi “ Cali Baashi”.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA

16-05-2016

No. Magaca Musharaxa Xilka uu Rabo
01 Maxamed Ibraahim Macalimu Xoghayaha guud
02 Cali Cabdullahi Cabdi Xoghayaha guud

Liiska Musharixiinta Gudoomiyaasha

No. Magaca Musharraxa Xilka uu Rabo
01 Aadan Maxamed Salaad Gudoomiye
02 Suleymaan Ismaaciil Bashiir Gudoomiye
03 Mahad Xasan Diini Gudoomiye
04 Maahir Jaamac Aadan Gudoomiye

 Liiska Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenada 1aad:

No. Magaca Musharraxa Xilka uu Rabo
01 Muxyadiin Xasan Maxamed Gud. Kux. 1aad
02 C/risaaq Maxamed C/laahi Gud. Kux. 1aad
03 Yaasmiin Mayow Maxamed Gud. Kux. 1aad

  Liiska Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenada 2aad:

No. Magaca Musharraxa Xilka uu Rabo
01 C/fitaax Xasan Faarax Gud. Kux. 2aad
02 Xabiibo Axmed Jimcaale Gud. Kux. 2aad

Idale News Online, Muqdisho