Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan DFS Oo Gaarey Degmada Go’doonsan Ee Xudur Ee Gobolka Bakool

0
892

Xudur(INO)- Xildhibaano ka Tirsan Dowlada Federalka Soomaaliya  oo hor kacayo Xildhibaan Sheekh Aaden Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gaarey Magaalada  Go’doonsan Ee Xudur ee xarunta Gobolka Bakool iyagoona kulumo la yeeshey Maamulka Gobolka iyo  kan Degmada Xudur iyo  weliba Shacab Weyn Magaaladaas.

Xildhibaanada ayaa ku baaqey in la furo wadooyinka ay go’adoomisey Maleeshiyada Mayalka adag ee soomaalida Al-shabab oo dagaal adag kula jirto Ciidamada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Kuwo Nabad ilaalinta Midowga Afrika Ee Soomaaliya Ee AMISOM.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Wariye Maxamed Aaden Socodaal Warbaahinta Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here