Dhageyso:Taliska Ciidamada Militiriga Qiibta 60aad Ee DFS Oo Isbedelo Lagu Sameeyey

0
559

Baydhabo(INO)- Munaasabadda Taliska Qiibta 60-aad ee  militeriga Ee Dowlada Federalka Soomaaliya oo  isbedelo lagu sameynayey Taliyihii hore iyo Midka Lagu Badalayo Ayaa Ka Dhacaday Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay.

waxaana lagu badalay Taliyaha qiibta 60-aad  ee  militeriga Generalk  Ibraahim Yerow  Gobolada Bakool, Gedo  ayaa  lagu soo dhawaynayaa waxaa kale  Munaasabadda lagu sogootinayaY  General Bile.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here