Aqriso: Maxkamada Sare Ee Dowlada KGS”Dacwada G/Sh/Hoose Laguma Qaadi Karo Meel Ka Baxsan KGS”

0
606

Baydhabo(INO)- Degreeto Maanta Ka Soo Baxdey Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Axmed C/laahi Xuseen ayaa lagu sheegay in aan dacwada la xariirta isqabqabsiga Gobolka Shabeelada Hoose aan lagu qaadikarin meel ka baxsan deegaanada Dowlada Koonfurgalbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Akhriso.

 KOONFUR-GALBEED-SOOMAALIYAIdale News Online, Baydhabo